Ciidanka booliiska oo soo helay Amaal Nuur oo mudo laga baadi goobayay Muqdisho

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa ku guuleestay in ay soo helaan Amaal Nuur Cusmaan oo aheyd gabar qurbaha laga keenay kana baxsatay xarun kutaala magaalada Muqdisho oo lagu dhaqan celinayay. Hooyada dhashay gabadhan ayaa horey u sheegtay in gabadheeda heestaan ciidamo katirsan ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayna ka dalbadeen lacag madax furasho ah , waxaana warkaasi beeniyay … Continue reading Ciidanka booliiska oo soo helay Amaal Nuur oo mudo laga baadi goobayay Muqdisho